Warbixintu waxay qeybtan uga hadlayaa ururka al-Shabaab iyo guuldarooyinka ka soo gaadhay dagaallada dhinaca koonfureed.
Warbixnitu waxay qeybtan uga hadlaysaa lunsashada hantida qaranka ee lagu eedeeyayay madaxda dowladda KMG
Warbixintu waxay qeybtan uga hadlaysaa xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadnaha iyo ishortaag lagu sameeyay howlaha gargaaka.
Warbixintu waxay qeybtan uga hadlaysaa howlaha burcad-badeeda iyo afduubka laga fuliyo gudaha Soomaaliya.
Madaxii shirdoonka dalka Masar ee xukuumaddii Mubarak, maalmihii u dambeeyeyna noqday madaxweyne ku-xigeen ayaa Maraykanka ku dhintay
Laba ciyaartooy oo Somalia u matali doona Ciyaaraha Olombikada ee furmaya 27ka bishan ayaa todobaadka dambe London u amba baxaya
Baarlamaanka Masar ayaa maanta kulmay iyagoo raacaya amarka madaxweyne Morsi, iskana indhotiraya amarada Militariga iyo maxkamadda.
Max'ed Xasan Xaad oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay in isfaham-waa jira awgeed aysan wali dhinacooda gudbin liiska ergada.
Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Dr. Abdiwali M. Ali oo joogay shirkii u dambeeyey ee magaalada Nairobi
Barnaamijka maanta waxa falanqeynaya Maxamed Daahir Afrax, Aadam Xasan Aadam iyo Abwaan Siciid Saalax Axmed oo xubno ka ah naadiga Pen
Safarka Madaxweynaha oo dhinaca dhulka ahaa ayaan ilaa iyo hadda la shaacin sababta uu Afgoye u booqday markii 2aad bil gudaheed
Barnaamijkeena todobaadkan waxa uu ku saabsanyahay lacago dowladda Mareykanka ay dhawaan dul dhigtay madaxda Al-shabab
Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Y. Yaasiin ayaa sheegay in go'aankii maxkamaddu uuna ka hadlin guddoomiyenimada Rayaale
Mas'uuliyiin iyo dad kale oo shicib ah oo horay loogu tuhmay inay musuqmaasuq sameeyeen ayaa maxkamadda Hargeysa ay xarig ku xukuntay
Iska hor imaad ka dhacay deegaano ka mid ah Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa Ismaamulka iyo ONLF ay guulo ka sheegteen
Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in shirkii maanta dhacay afar qodob culayska lagu saaray, kuwaas oo la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha
Wasiirka Dastuurka DKMG Somalia oo dhowaan warsaxaafadeed ku dhaleelay meelo ka mid ah shirka Istanbul ayaa hadda si buuxda u taageeray
Agaasimaha Hay'adda Nabad-suggida DKMG, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ammaanka waddada iyo degmada Afgooye labadaba la adkeeyey
Warbixintan waxad ku dhageysan doontaan xeebta liido oo muunad u ah sida amniga magaalada Muqdisho uu si aad ah iskugu beddelay
Kuwo kale