Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Shariif oo Mar kale Afgooye Tagey

Safarka Madaxweynaha oo dhinaca dhulka ahaa ayaan ilaa iyo hadda la shaacin sababta uu Afgoye u booqday markii 2aad bil gudaheed.

Ammaanka waddada isku xirta Afgoye iyo Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

This item is part of
XS
SM
MD
LG