Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaartoyda Somalia u Mataleysa Olombikada


Magaalada London waxaa 27-ka bishan ka furmaya tartankii ciyaaraha Olombikada oo ay ka qaybgalayaan dhammana qaramada caalamka. Idaacadda VOA-na waxaa dmaalmaha soo socda ka dhagaysan doontaan warbixino ku saabsan diyaargarowga iyo tartamada olombikada. Haddaba warbixintan u horraysa waxaanu kaga hadlaynaa diyaargarowga labada ciyaartoy ee Soomaaliya u matali doontaa ciyaarahaas oo la filayo inay toddobaadka dambe u baqoolaan London. Seynab Abuukar ayaa booqatay xarunta tababarka ee Muqdishu, warbixintan ayeyna nooga soo dirtay.

Warbixin ku saabsan halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso :-

XS
SM
MD
LG