Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Xeebta Liido iyo Isbeddelka Nolosha


Warbixintan waxad ku dhageysan doontaan xeebta liido oo muunad u ah sida amniga magaalada Muqdisho uu si aad ah iskugu beddelay.

Warbixintan waxa ku maqli doontaan dadweynaha kala duwan oo gudaha dalka iyo dibaddiisaba ka yimid ee xeebta usoo dabbaal taga, iyo sida ciidamada DKMG ahi ay ugu dadaalaan ilaalada amniga iyo waliba badbaadinta dadka badda khatar ku gala.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG