Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Heshiiska Dekedda Muqdisho


Dhaqdhaqaaqyada ka socda dekedda Muqdisho.
Dhaqdhaqaaqyada ka socda dekedda Muqdisho.

Muddo ku dhow hal sano, ayaa waxaa dekedda magaalada Muqdisho maamulaya shirkad laga lee yahay Turkiga oo lagu magacaabo Albeyrak.

Muddo ku dhow hal sano, ayaa waxaa dekedda magaalada Muqdisho maamulaya shirkad laga lee yahay Turkiga oo lagu magacaabo Albeyrak.

Shirkaddaas ayaa dowladda Somalia ka haysata heshiis 20 sano ah oo ay ku maamuleyso dekedda.

Heshiiska ayaa dhigaya in shirkaddaas ay dib u dhis ku sameyso dekedda, ayada oo taa beddelkeedna qaadaneysa qeyb ka mid ah daqliga kasoo xarooda dekedda.

Howlaha shirkaddaas, nooca heshiiska iyo sida loo wadaagayo daqliga kasoo xarooda dekedda, ayaa Axmed Cali Sheekh waxa uu ka wareystay wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Soomaaliya Nuur Faarax Xirsi, oo Muqdisho ku sugan.

Wareysi: Wasiirka Dekedaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00

XS
SM
MD
LG