Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nabaddoon Lagu Dilay Magaalada Beledweyne


Ra'iisul Wasaaraha oo Booqday Beledweyn
Ra'iisul Wasaaraha oo Booqday Beledweyn

Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Cumar Sheikh Cabdi Ra’iis (Cumar Garweyne) kooxahii dilka geystay ayaa Goobta ka baxsaday.

Kooxo Hubeysay ayaa wax yar ka hor Salaadii Casirka ee maanta waxa ay ku dileen Xaafada Howlwadaag ee Magaalada Baledweyne Nabadoon ka mid ah Golaha Wakiilada Dhaqanka ee Hiiraan.

Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Cumar Sheikh Cabdi Ra’iis (Cumar Garweyne) kooxahii dilka geystay ayaa Goobta ka baxsaday.

Dilka Nabadoonka ayaa waxaa uu ka dhacay meel u dhow Buundo Lii Liiqato waxaana ay aheed Goob ganaacsi oo dad badan ay joogeen.

Ciidamada Amniga ayaa sheegay in ay ku raad joogaan Kooxahii dilka geystay.

XS
SM
MD
LG