Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Noloshii Burci Maxamed Xamza


Burci Xamza
Burci Xamza

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu aasay xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo ahaa wasiiru Dawlaha Arrimaha Deegaanka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Burci Maxamed Xamza ayaa ku dhintay qaraxii maalintii Sabtidii ay ururka Al-Shabab ku qaadeen hoteelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdishu.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale oo ka mid ah dowladda ayaa ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza.

Warbixintan garaka ah waxaan ku eegaynaa shaqsiyaddii iyo waxqabadkii Burci Maxamed Xamza.

Falastiin Axmed Iimana ayaa soo diyaarisay soona jeedinaysa.

Warbixin: Noloshii Burca Xamza
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00


XS
SM
MD
LG