Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin Gaar ah: Geerida Laba Dr. Shahiid


Dr. Ducaale Shahiid oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasa Hablood
Dr. Ducaale Shahiid oo ku dhintay weerarkii Hotel Naasa Hablood

In ka badan 20 qof oo ku dhintay qaraxii maalintii Sabtidii ka dhacay Muqdisho waxaa ka mid ahaa Dr. Ducaale Maxamed Aadan Shahiid.

Aabihiis Maxamed Aadan Warsame Shahiid, waxa uu isna ka mid ahaa dhakhaatiirta ugu caansan Soomaaliya kaalin weyna ka qaatay soo noolaynta caafimaadka iyo waxbarashada ee dalka oo isna ku geeriyooday qaraxii hoteel Shaamo ee sanandkii 2009-ka.

Jaamacadda Banaadir oo labada dhakhtar ee ka baxeen ayaa sheegtay in sida ugu wanaagsan ee lagu xusuusaan karo Dr. Ducaale Shahiid iyo Aabihiis ay tahay sii wadista hawshii ay bulshada u hayeen ee caafimaadka iyo waxbarshada.

Haaruun Macruuf ayaa warbixintan noo diyaariyey.

Warbixin: Haaruun Macruuf
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:30 0:00

XS
SM
MD
LG