Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Afyare Cilmi ka yiri qalalaasaha amni iyo kan siyaasadeed ee Muqdisho ka taagan?


Afyare Cabdi Cilmi
Afyare Cabdi Cilmi

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Sabtidi shalay amartay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya in Danjirihii Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira, ay “kala laabato waraaqaha dal-ku joogga, isla markaana aanan dib danbe loo siin doonin.

Go’aankan ayaa yimid waxyar kadib markii uu shalay Midowga Africa ayyiday tallaabadii uu madaxweyne Farmajo ku diiday eryiddii uu Ra’isulwasaare Rooble dalka ka eryay danjire Madeira.

Haddaba khilaafkan cusub ee madaxda Soomaaliya dhaawac siyaasadeed oo nuucee ah ayuu ku noqon karaa dowalnimada Soomaaliya.

Su’aashaasi ayuu wariyaha VOA ee Washington Nuur Xasan Nuur weydiiyay Prof. Afyare Cabdi Cilmi, Agaasimaha Machadaka Darasaadka Siyaasadda ee HERITAGE ee magaalada Muqdisho.

Muxuu Afyare Cilmi ka yiri qalelaasaha cusub ee amni iyo siyaasadeed ee Muqdisho ka taagan?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:13 0:00

XS
SM
MD
LG