Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Haween laga Daweeyey Isku Furanka


Muqdisho
Muqdisho

Haweenka adeegyadan loogu sameeyey cisbitaalka DAYNIILE, ayaa qabay dhibaatooyin badan, ayada oo qaarkood ay cunnada ka soomeen.

Illaa 100 haween ah oo qaba xanuunka loo yaqaan Isku furanka ayaa qalliimo loogu sameeyay isbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Haweenka uu ku dhaco xanuunka isku furanka ayaa la kulma dhibaatooyin kaga yimaada bulshada iyo qoyskooda.

Caqabadda koowaad ayaa ah in ragga qaba ay furaan marka xanuunka uu ku dhaco, maadaama kaadida iyo saxarada ay ka socoto haweenka.

Haweenka adeegyadan loogu sameeyey cisbitaalka DAYNIILE, ayaa qabay dhibaatooyin badan, ayada oo qaarkood ay cunnada ka soomeen.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.

Haween laga daweeyey isku furanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:00 0:00


XS
SM
MD
LG