Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kismaayo: Xarun Lagu Dhaqan Celiyo Shabaab


Shabaab
Shabaab

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa laga hirgelinayaa xarun weyn oo lagu dhaqan celinayo laguna tababarayo maleeshiyada ka soo goosta ururka al-Shabaab.

Mashruuca xaruntan lagu dhisayo ayaa waxaa maalgelineysa dowladda Jarmalka, ayada oo maamulka Jublanad uu maareyn doono.

Gudoomiyaha gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Gooni ayaa VOA u sheegay in xaruntaan ay ka koobantahay Dhaqancelin isugu jirta Waxbarashada, farsamo shaqo iyo tababar dhanka maskaxda ah.

Wariyeha VOA-da ee Kismaayo Khadar Maxamud Xareed ayaa wareystay Gudoomniyaha Gobbolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Cali Goon.

Wareysi: Guddoomiyaha Jubbada Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


XS
SM
MD
LG