Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amisom iyo Al-Shabaab oo ku Dagaalmay Duleedka Baraawe


Wararka ka imanaya magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal uu duleedka magaalada ku dhexmaray ciidamada AMISOM iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa dhashay markii maleeshiyada Al-Shabaab ay miino dhulka ugu aaseen ciidamada Amisom, kadibna markii qaraxa uu dhacay ay rasaas ku billaabeen.

Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaare labada dhinac ah, inkasta oo aan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah.

Faahfaahinta dagaalkan ayaa weriyaheena Xuseen Barre Aadan waxa uu ka waraystay Guddoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Barre Maxamed “Xuseen Jeex”

Dagaal dhex maray Shabaab iyo Amisom
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00

XS
SM
MD
LG