Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxamed Cali America Oo U Warramay VOA


Maxamed Cali America
Maxamed Cali America

Maalmahan waxaa magaaladan Washington DC safar ku jooga safiirkii hore ee Soomaaliya a u fadhiyay dalka Kenya Maxamed Cali America.

Safarka Maxamed Cali America ayaa qeyb ka ah, safar uu dhawaanahan meelo badan oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa ah ku marayay oo uu ugu magac daray socdaalka nabadda.

Ambassador America oo shalay galab nagu soo booqday xarunta VOA-da ee Daarta Cohen ee magaaladan Washington ayaa u waramay Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan.

Wareysi: Maxamed Cali Ameriko
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:56 0:00


XS
SM
MD
LG