Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hadliye oo ka Hadlay Dhacdada Badda


Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda
Cabdisalaam Hadliye, wasiirka Arrimaha Dibedda

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka sheegaya in dhalinyaro Soomaali ahi ay ku dhinteen badda.

Warar kala duwan ayaa sheegaya in dhalinyaro Soomaali ahi ay ku dhinteen badda u dhexeysa Masar iyo Libya, ayaga oo u tahriibaya Yurub.

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal tacsi ah oo ku aaddan dhalinyarada la sheegay inay ku dhimatay badda.

Hase yeeshee dawladaha kulaala badda Midhatareeniyanaka ayaan iyagu weli xaqiijin shilka dhacay iyo khasaaraha inta uu le’eg yahay.

Axmed Cali Sheekh ayaa goor dhoweyd khadka telefoonka ee New York kula xidhiidhay Wasiirka Arimaha Dibedda ee Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye, waxaana waraysiga u la yeeshay uu u dhacay sidan.

Wareysi: Wasiirka arrimaha dibedda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

XS
SM
MD
LG