Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha FIFA oo Booqday Jabuuti


Infantino oo booqday Jabuuti
Infantino oo booqday Jabuuti

Gianni Infantino, ayaa ballan qaaday taageerro ay FIFA Djibouti ka taageerto dhinaca ciyaaraha kubbada cagta.

Madaxqweynaha xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Djibouti iyo xiriirka ciyaaraha ee dalkaas.

Gianni Infantino, ayaa ballan qaaday taageerro ay FIFA Djibouti ka taageerto dhinaca ciyaaraha kubbada cagta.

Waxa uu sheegay in heerka cayaaraha Jabuuti uu u baahan in si aad ah loo hormariyo, islamarkaana FIFA ay gacan ka geysan doonto sidii taas loo fulin lahaa.

Warbixintan waxaa Djihouti ka soo diray Ramadan Muse.

Infantino oo booqday Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00


XS
SM
MD
LG