Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya


Wasiirka amniga qaranka, Cabdirisaaq Cumar
Wasiirka amniga qaranka, Cabdirisaaq Cumar

Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar ayaan ka wareysanay ammaanka Muqdisho iyo kulan amniga ku saabsanaa oo ka dhacay magaalada.

Magaalada Muqdisho, waxaa xalay ka dhacay shir deg deg ah oo ammaanka looga hadlayay, kaasi oo xubnaha golaha wasiirada ee dowladda Soomaaliya ay yeesheen.

Shirkan oo uu gudoominayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha ciidamada booliska, nabd sugida iyo sirdoonka qaranka.

Wasiirka amniga qaranka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar, oo ka mid ahaa xubnihii ka qeyb galay shirkan, islamarkaana mas’uul ka ah amniga, ayaa VOA-da uga hadlay kulankaas iyo ammaanka sii xumaanaya ee caasimadda iyo meelo kale.

Weriyaheena Ridwaan Xaaji Cabdi Weli ayaa wareystay

Wareysi: Wasiirka amniga qaranka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:20 0:00

XS
SM
MD
LG