Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Madoobe oo ka Hadlay Qaraxyadii Baydhaba


Axmed Madoobe
Axmed Madoobe

Qaraxyaddii shalay ka dhacay Badhaba waxaa cambaareeyay Madaxda dowladda Somalia Midowga Africa, Qaramada Midoobay iyo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha maamulada ka jira Somalia.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii ka hadlay qaraxyadii Baydhabo iyo guud ahaan amaanka Somalia.

Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Beesha Caalamka oo uu sheegay inay ka gaabiyeen dhismaha Ciidan awood leh oo Soomaaliyeed.

Wariyeheenna Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.

Axmed Madoobe oo ka hadlay qaraxyadii Baydhaba
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00

XS
SM
MD
LG