Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baydhabo: Qaraxyo Ba'an oo dilay Ugu Yaraan 18


Laba qarax oo waaweyn ayaa la sheegay inay galabta ka dhaceen magaalada Baydhaba ee caaismadda gobolka Bay.

Wararka hordhaca ah ee aanu helnay ayaa sheegaya in labada qarax uu midi ahaa baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, halka kan kalena uu ahaa sida la sheegay qof isa soo miidamaiyey oo isku qarxiyey maqaayadda Badar ee badhtamaha magaalada Baydhaba.

Warar aanu ka helanay shaqaalaha ambalaasyada ayaa sheegaya in maydka 18 qof la qaaday iyadoo dad badan oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Wixii warar ah ee kusoo kordhana goor dhow ayaad maqli doontaan

XS
SM
MD
LG