Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xeerka Saxaafadda Somalia oo la Ansixiyey


Baarlamanka
Baarlamanka

139 ka mid ah 142 xildhibaan oo yimid kulankii maanta ayaa ogolaaday sharcigan waxaana ka aamusay 3 mudane.

Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyey sharciga cusub ee saxaafadda Soomaaliya oo ka kooban 42 qodob.

Kulankii baarlamanka ee maanta ee lagu ansixiyey sharciga saaxafdda ayaa waxaa soo xaadiray 142 xildhibaan oo 139 ka mid ah ay sharciga ogolaadeen, waxaana ka aamusay 3 mudane.

Suxufiyiinta Soomaaliya ayaa taxaddar ka muujinaya sharcigan, inkasta oo qodobada qaar ay si gaar ah uu uga hortagayaan in suxufiyiinta la iska xiro.

Sharcigan ayaa waxa uu si rasmi ah u hirgeli doonaa marka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu saxiixo.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Jacfar Kuukaay.

Sharciga saxaafadda oo la ansixiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:33 0:00


XS
SM
MD
LG