Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dood: Federaalka Iyo Xuduudeynta Somalia


Doodan ayaa waxa ay ku saabsan tahay hirgelinta federaalka iyo xuduudeynta, oo laba argati oo kala duwan laga qabo.

Guddiga xaduudaha iyo federaalka ee Madaxa banaan ee Soomaaliya, ayaa mudooyinkii dambe waxa ay wadeen doodo looga hadlayay hirgelinta federaalka iyo xaduudaynta.

Xilligan waxaa jira kala ragti duwanaansho ay qaban khubarada Soomaaliyeed oo qaarkood ay sheegayaan in xilligan xaduudayn iyo federaal midna aan baahi loo qabin, halka qaar kalena ay qabaan in loo baahan yahay.

VOA-da ayaa dood gaaban oo arrintan la xiriirta waxa ay dhex dhigtay Xuseen Xaashi Xasan oo ah xubin ka tirsan guddiga xaduudaha iyo fedraalka, Admiral Faarax Axmed Cumar Faarax Qare, Xaawokiin Maxamed Cali gudoomiyaha degmada Waaberiiyo IsmaaciiL Macallin Muuse,gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaranka.

Waxaa dood daahiniya weriye Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, waxaana hadalka ku horeenaya Xuseen Xaashi Xasan oo ka tirsan guddiga xaduudaha iyo federaalka.

Dood ku saabsan federaalka iyo xuduudeynta
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00


XS
SM
MD
LG