Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in duqayn kale oo cusub oo laga gaystay Soomaaliya lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Bankiga Adduunka ayaa shalay sheegay inay dib usoo celiyeen xiriirkii ay dawladda Soomaaliya la lahayd Bankiga Adduunka 30 sano kadib.
Fikrado iyo hala-buurro kala duwan ayaa la isweydaarsanayaa ku saabsan sida looga gudbi karo sannadka 2016-ka oo ay ku egtahay muddadii hay’adaha dawladda ee xilligan jira.
Barnamaijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Samayanta weerarka Paris uu ku yeelan karo xiririka mujtamaca reer Galbeedka iyo Muslimiinta ku nool Yurub.
Xaaladda magaalada Baraawe ayaa cakiran iyadoo ciidamada dawladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay dul fahdiyaan magaalada. Goor hore oo saaka ahna, unug ka tirsna ciidanka ayaa tagay degaanka cirifka magaalada ee agagaarka Huteel Kolombus.
Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada kadib markii duqayn toddobaadkii hore lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaasi Axmed Cabdi Godane.
Ka sokow xiriirka Turkiga ee Soomaaliya waxaa iyaduna xiriir diblomaasiyadeed oo adag Soomaaliya la samaysatay dawladda Iran. Haddaba waa maxay istiraatijiyada labada waddan?
Afhayeenka Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia Getachew Reda, ayaa sheegay in dalkiisu aanu midkoodna la safneyn kooxaha ku loolamaya maamulka magaalada Kismaayo, wax kasta oo halkaas ka dhacayana ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay ku lug yeesheen.
Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano.
Madaxweynaha dhawaan la doortay ee dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku dhawaaqay afar wasiir oo ka mid ah goliha xukumadiisa cusub , oo ay ku jirto Gabar Somaali ah
Djibouti ayaa dedejinaysa qorshe ay is-dhexgal dhaqaale kula samayso waddamada Gobolka gaar ahaan Ethiopia iyo Koofurta Suudaan.
Keith Ellison oo ah xubin ka tirsan Aqalka Congress-ka Maraykanka, ayaa sheegay in loo baahan yahay in dawladda Maraykanku ay ka faa’iidaysato fursadda ka Jirta Soomaaliya ayna degdeg wax ula qabato dawladda Soomaaliya.
Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee Todobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa Su'aasha ah yey u afduuban yihiin dhalinyaradu, sidoo kale waxaad ku maqli doontaan jidadka kala duwan ee dhalinyaradu u maraan inay nolosha horumar ka gaaraan.
Magaalada Muqdisho oo ay ka hawlgalaan ciidamada naba-sugidda, kuwa booliiska iyo waliba ciidamo kale oo gaar ah oo dawladdu leedahay, ayaa hadana waxaa muuqata in amnigu uu debecsan yahay.
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa natiijada doorashadii dhawaan dalkaasi ka dhacda ku timaamay mid sax ah, isagoo dhinaca kale beeniyay eedaha mucaaradka.
Qoyska Mahdi Maxamed Xaashi ayaa cambaareeyey waxa ay ugu yeedheen afduubka loo gaystay wiilkooda oo ku xidhan xabsi ku yaal magaalada New York.
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxa uu ku saabsan yahay Anshaxa iyo Qaanuun-u-sameynta Saxaafadda Soomaalida.
Waa barnaamiyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida.