Isku xirrada

Faaqidaadda: Weerarka Paris


Barnamaijka Faaqidadada Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay Samayanta weerarka Paris uu ku yeelan karo xiririka mujtamaca reer Galbeedka iyo Muslimiinta ku nool Yurub. Waxaa ka qaybgalaya Maxamuud Sheekh Dalmar oo ah suxufi ruug-caddaa ah aqoon duruugsanna u leh diinta Islamaka; Yuusuf Xaaji Cabdullaahi Xasan oo ah Qoraa deggan dalka Sweden iyo Cabdullaahi Xuseen Xasan oo ah Aqoonyaha wax ka bartay amuuraha Islamaka iyo Carabta. Waxay ku kala sugan yihiin London, Stockholm iyo Muqdishu.

Barnaamijka oo uu soo diyaariyay Harun Macruf ka dhageyso xagga hoose.

XS
SM
MD
LG