Madaxda Afrika ayaa shir-madaxeedkii uga socda dalka Ethiopia ee loogu dabbaaldegayey 50 sano guuradii ururka kaga hadlay qorshaha qaaradda ee 50-ka sano ee socda