Isku xirrada

Djibouti oo Iskaashi Dhaqaale la yeelaneysa Ethiopia iyo K.Sudan


Djibouti:Doorashada Gobolada

Djibouti:Doorashada Gobolada

Dalka Djibouti ayaa waxa ku yaala saldhigyo military oo aay leeyihiin dalalka Mareykanka, Faransiiska, Japan, iyo mid ay ka howlgalaan ciidamada la-dagaalanka bucad-badeeda ee midowga Yurub.

Dhinaca kale, dalka Djibouti ayaa dedejinaya qorshe uu doonayo inay is-dhexgal dhaqaale kula samayso waddamada Gobolka gaar ahaan Ethiopia iyo Koofurta Suudaan.

Aqalka Dhaqanka ee Chatham House ee magaalada London ayaa daaha ka qaaday shalay War-bixin uu ka qoray qorshaha dalkaasi Jabuuti. David Styan oo Culuunta siyasadda ka dhiga Kulliyadda Birkbeck ee Jaamacada London oo qoray warbixintaasi ayaa Haaruun Macruuf uga warramay warbixintan, wuxuuna ugu horeeyn weeydiiyay waxa uu yahay qorshaha isdhexgalka dhaqaalaha ee Jabuuti waddo.

warbixintaas oo ay Ibrahim Hassan Daandurey iyo Caasha Ibraahim si talantaali ah u soo koobayaan halka hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG