Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Go'aankaaga: Yaa Afduubay Dhalinyarada


Barnaamijka Waa Go'aankaaga ee Todobaadkan, waxaynu ku falanqeyneynaa Su'aasha ah yey u afduuban yihiin dhalinyaradu? Sidoo kale waxaad ku maqli doontaan jidadka kala duwan ee ay dhalinyaradu u maraan inay ka guul keenaan hamigooda nololeed ee mustaqbalka.

Barnaamijka ayaa todobaadkan waxa aan ku soo kordhinay xubin aan ugu magacdaray 'Maxaa Maskaxdaada ka Guuxaya' waana qayb uu barnaamijku ugu talagalay in dhalinyaradu ay fikirkooda ku cabiraan.

Barnaamijka oo uu isku soo duway Harun Macruuf halkan hoose ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:59:30 0:00
XS
SM
MD
LG