Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Anshaxa Saxaafadda


Waa qeybtii ugu horraysay ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida.
Qabyaalad, laaluush qaadasho, qadafka iyo dhacdooyinka oo la buunbuuniyo waa qaar ka mid ah ficillada aan waafaqsaneyn anshaxa saxaafadda ee ka dhaca warbaahinta Soomaalida.

Qeybta koowaad oo ka hadlaysa anshaxa hoos ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:37 0:00

Waa qeybtii 2aad ee barnaamijyo taxane ah oo ka hadlaya Anshaxa Saxaafadda Soomaalida. Qeybtan waxaan si gaar ah ugu eegeynaa - laaluush qaadashada iyo waxa loo yaqaan "sharuurka" iyo xiriirka kala dhaxeeya dilalka iyo dhibaateynta wariyeyaasha:

please wait

No media source currently available

0:00 0:16:34 0:00

Qeybtan 3aad ee Barnaamijkan Anshaxa Saxaadda waxa ay ka hadleysaa warbaahinta iyo hurinta colaadaha.

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:58 0:00


Qeybta Afraad ee u dambeysa barnaamijkan Anshaxa Saxaafadda, waxa uu ku saabasan yahay doorashada erayada ku habboon ee uu warfidiyeenku u adeegsado warbixinada iyo tabinta wararka.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:15:05 0:00
XS
SM
MD
LG