Maleeshiyada Al-Shabaab ay si kooban u qabsaday tuulada, balse markii dambe waxaa ka saaray ciidamada dowladda oo dib ula wareegay gacan ku haynta Kulan Jareer.
Dagaalka ayaa imanaya ayada oo maalmihii dhowaa ay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ku sugnaayeen gobolka.