Barnaamijka Dhaqanka Iyo Hiddaha, Qeybta 313

Dhaqanka iyo Hiddaha

Qeybta 313-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee idaacadda VOA Somali waxa ay ku saabsan tahay qeyb labaad oo ku saabsan taxanihii abaarta iyo maansada roob doonka ee Soomaalidii hore.

Waxaa soo jeedinaya qoraaga Axmed Faarax Cali Idaajaa ee dhageysi wanaagsan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaqanka Iyo Hiddaha