Waddo isku Xireysa Muqdisho iyo Hobyo oo la Dhisayo
Sawir Muqdisho
Waxaa shalay bilowday dhismaha waddo laami ah oo dhererkeedu ka badan yahay 500km oo mashruuc dadweyne oo dan guud lagu dhisayo.
MUQDISHO —
Iyadoo ay Soomaaliya ka soo kabaneyso colaadihii la haray dhowr iyo labaatankii sanadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa soo kordhaya dadaalada iskaa wax u qabso ee ay bulshadu ku dooneyso inay dib ugu dhistaan kaabayaasha danta guud.
Waxaa shalay bilowday dhismaha waddo laami ah oo dhererkeedu ka badan yahay 500km oo mashruuc dadweyne oo dan guud lagu dhisayo.