Somalia Iyo WHO Oo Heshiis Kala Saxiixday

Matahari terbit di atas sebuah menara kota Berlin, Jerman.

Heshiiskan ayaa hay’adda WHO waxay wasaaradda caafimaadka Somalia kaga caawinaysaa ka hortagga cudurada la isqaadsiiyo.

Heshiis lagu hormarinayo howlaha caafimaadka Soomaaliya ayaa Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Soomaaliya waxay la saxiixatay hay’adda WHO.

Qorshahan oo socon doono muddo laba sano ah ayaa hay’adda WHO waxay wasaaradda ka caawinaysaa ka hortagga cudurada la isqaadsiiyo.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Xaawa Xasan Maxammed oo heshiiskan Somalia u saxiixday ayaa waxaa Nairobi ku wareysatay weriyaneena Maryan Maxamuud Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya