Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad Cabsi ah oo ka jirta Koonfurta


Xiisad Cabsi ah oo ka jirta Koonfurta
Xiisad Cabsi ah oo ka jirta Koonfurta

Dadka degan magaalooyinka ku yaalla Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa soo wajahay cabsi kaddib markii magaallooyinkaasi loogu hanjabay in hawada laga duqeyn doono.

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dadka qaarkood ay bilaabeen inay magaalada ka qaxaan, iyagoo u gudbaya tuullooyinka ku dhow-dhow magaalada

Baydhaba, Afgooye iyo magaallooyin kale waxaa sidoo kale ka jira dareen cabsi ah oo ay dadku muujinayaan duqeyntaas.

XS
SM
MD
LG