Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Washington: Heshiiska Miisaaniyadda U.S.A.

Washington: Heshiiska Miisaaniyadda U.S.A.
Washington: Heshiiska Miisaaniyadda U.S.A.

Xisbiyada Jamhuuriga iyo kan Dimoqraadiga ayaa heshiis ka gaaray miisaaniyadda Maraykanka.

Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa gaaray heshiis balaayiin dollar looga dhimayo miisaaniyadda federalka, kana hortagaya inay dhacdo hawl joojin dowladeed.

Madaxweyne Obama ayaa sheegay in kharash-dhimis aad u xanuun badan ay ku jirto heshiiskii la gaaray goor dambe oo jimcihii ahayd, kaasoo $38bilyan oo dollar ka dhimaya miisaaniyadda 2011-ka.

Aqallada Senate-ka iyo Congress-ka ayaa meel mariyay sharci kharash bixin kmg ah, kaasoo loo diray madaxweynaha si uu u saxiixo.

This item is part of
XS
SM
MD
LG