Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNHCR: Xaaladda Barakacayaasha Soomaaliya


UNHCR: Xaaladda Barakacayaasha Soomaaliya
UNHCR: Xaaladda Barakacayaasha Soomaaliya

Mr. Geddo ayaa sheegay in xaaladda nololeed ee dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya ay tahay mid aad u adag.

Agaasimaha xafiiska Soomaaliya ee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR Mr. Bruno Geddo ayaa ka deyriyay xaaladda dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya.

Mr. Geddo ayaa wareysi uu siiyay Haaruun Macruuf uu ku sheegay in xaaladda nololeed ee dadka ku barakacay gudaha dalka ay tahay mid aad u adag.

Halkan ka dhageyso qeytba koowaad ee Wareysiga oo tarjuman, Waxaa soo jeedinaysa Idil Cabdi Cismaan, waxaana kala qeyb qaadanaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Halkanna ka dhageyso qeybta labaad, Waxaa soo jeedineysa Idil Cabdi Cismaan, waxaana kala qeyb qaadanaya Ibraahim Xasan Daanduray.

XS
SM
MD
LG