Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saado oo Xarunta VOA nagu Soo Booqatay

Saado oo Xarunta VOA nagu Soo Booqatay
Saado oo Xarunta VOA nagu Soo Booqatay

Saado Cali ayaa wareysiga ay siisay VOA-da kaga hadashay taariikhda Fankeeda.

Fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saado Cali Warsame oo nagu soo booqatay xarunta VOA ee Washington ayaa ka hadashay Taariikhdeeda.

Saado ayaa sheegtay inay booqashada ay ku timid Virginia iyo Washington ay uga gol leedahay inay la kulanto Soomaalida ku dhaqan nawaaxiga Washington ee jecel fanka, oo ay u sameyneyso bandhig.

Saado waxay kaloo VOA-da uga warrantay qorsheheeda iyo heeso cusub oo ay soo saari doonto.

This item is part of
XS
SM
MD
LG