Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaraxa Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho

Qarax is-miidaamin ah ayaa maanta ka dhacay tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 7 ayaa ku dhintay qaraxa. Dadka Dhintay waxaa ku jira, Guddoomiyahaasha guddiga olombikada iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta.

R/wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Max'ed Cali ayaa sheegay in qaraxan ay fulisay haweenay isa-soo miidaamisay.

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga, dhowr xildhibaan iyo weriyayaal ayaa la sheegayaa inay ku dhaawacmeen qaraxa.

Qeybta hoose ka dhagayso wareysiyo, warbixinno ka hadlaya qaraxa.

This item is part of
XS
SM
MD
LG