Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Hoos-u-dhac ku Yimid Qiimaha Dollar-ka


Hoos-u-dhacan ayaa keenay in ganacsigii badeecadaha kala duwan iyo kuwa xoolaha ee magaalada Boosaaso ay wada istaagaan

Hoos-u-dhacan ayaa keenay in ganacsigii badeecadaha kala duwan iyo kuwa xoolaha ee magaalada Boosaaso ay wada istaagaan.

Maamul-goboleedka Puntland ayaa sheegay in sababaha keenaya hoos-u-dhaca qiimaha dollar-ka ay qeyb ka tahay lacagta Shillingka Soomaaliga ee suuqa ku jira oo aad u yar.

Warbixino arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG