Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mowliid Macaane oo VOA u Warramay


Mowliid Macaane oo VOA u Warramay
Mowliid Macaane oo VOA u Warramay

Mowliid Macaane wuxuu sheegay in Soomaalida aanay oggolaan doonin go'aan dusha lagaga keeno.

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayuu wuxuu soo jeediyay in fursad la siiyo dowladda KMG ah oo uu sheegay in wakhtigu uu ku yar yahay, arrintan ayaa ku soo aaday iyadoo siyaabo iska soo horjeeda looga hadlay saddex sano oo baarlamaanka Soomaaliya wakhtigiisa ku kororsaday.

Xildhibaan Mowliid Macaane oo xubin ka ah baarlamaanka Soomaaliya horeyna u dhaliilsanaa wakhti ku darsashada, oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay in baarlamaanku uu raacay waddo sharci ah.

Wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan oggolaan doonin go’aamo bannaanka looga keeno.

XS
SM
MD
LG