Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mooshinka oo Xal Loo Raadinayo


Mooshinka waxaa laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh.
Mooshinka waxaa laga keenay madaxweyne Xasan Sheekh.

Maglaada Muqdisho waxaa ka socda dadaal la doonayo in xal loogu helo Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maglaada Muqdisho waxaa ka socda dadaal la doonayo in xal loogu helo Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha oo xubno ka tirsan baarlamanka Federalka ah ee Somalia ay u gudbiyeen Gudoonka baarlamanka.

Xubno ka socda beesha caalamka oo shalay iyo maanta booqasho ku jooga Muqdisho ayaa maanta la kulmay madaxda dowldda iyo baarlamanka iyo qaar ka mid xildhibaanadii mooshinka ka geeyay Madaxweynaha .

Weli lama oga wax natiijo ah oo ka soo baxay shirkaasi.

Hadaba Moshinka ka dhanka Madaxweynaha ee haatan la yaala Gudoomiyaha Baarlamanka xagee xigta ee u furan inuu u jiheeyo.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xasan ayaa arrimahaas ka warreystay Xareed Xasan Cali oo wasiir ku xikgeenka howlaha guud ka soo noqday dowladda Somalia, sidoo kalena xildhibaan muddo ka soo ahaa xukumadihii dalka soo maray.

Wareysiga Xareed
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:30 0:00

XS
SM
MD
LG