Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Saciid Saalax Axmed


Martida: Saciid Saalax Axmed
Martida: Saciid Saalax Axmed

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Saciid Saalax Axmed oo ah barre luqadda Soomaaliga ka dhiga jaamacadda Minnesota.

Saciid wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa luqadda Soomaaliga ee uu ka dhigo jaamacadda iyo sida ay ku timid in jaamacaddu ay ogolaato in luqadda Soomaalida laga dhigo jaamacadda.

XS
SM
MD
LG