Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Afhayeenka Guddiga Diiwaangelinta Somaliland


Martida: Afhayeenka Guddiga Diiwaangelinta Somaliland
Martida: Afhayeenka Guddiga Diiwaangelinta Somaliland

Barnaamijka Martida waxaa maanta ka qeybgalaya Afhayeenka guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda Somaliland Xasan Axmed Ducaale (Macallim).

Axmed wuxuu barnaamijkan uga hadlayaa ururada siyaasadda ee Somaliland oo guddigu uu Khamiistii sheegay in 15 xisbi la diiwaangaliyay kuwaasoo si siman ugu tartami doona doorashooyinka deeggaanka ee Somalinad dhawaan ka dhici doona.

XS
SM
MD
LG