Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Yuusuf oo Gaalkacyo lagu Aasay


Madaxweynihii hore ee Somalia marxuum Cabdullaahi Y. Axmed ayaa waxa aaskiisa ka qeyb galay Madaxweynaha DKMG ee Somalia iyo madax kale

Madaxweynihii hore ee Somalia marxuum Cabdullaahi Y. Axmed ayaa waxa aaskiisa ka qeyb galay Madaxweynaha DKMG ee Somalia iyo madax kale oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Marxuum Yuusuf waxa uu xilli hore oo maalintii Jimcihii uu xanuun hayey ugu geeriyooday cisbitaal ku yaalla dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

XS
SM
MD
LG