Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Afar Sarkaal oo Maxkamad lasoo Taagayo


Kenya: Afar Sarkaal oo Maxkamad lasoo Taagayo
Kenya: Afar Sarkaal oo Maxkamad lasoo Taagayo

Afar ka mid ah lixdii sarkaal ee Kenya u dhashay, laguna eedeeyey rabshadihii doorashada 2007dii ayaa la sheegay in la maxkamadeyn doono

Afar ka mid ah lixdii sarkaal ee Kenya u dhashay, laguna eedeeyey rabshadihii doorashada 2007dii ayaa la sheegay in la maxkamadeyn doono.

Labada soo haray oo ka mid yahay madaxii ciidanka booliiska Kenya, Hussein Ali ayaa la sheegay in aan la haynin caddeymo ku filan oo ay maxkamadda ku horyimaaddaan.

Wareysi arrintaas la xiriira oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG