Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kampala: Is faham La'aanta Soomaalida


Kampala: Is faham La'aanta Soomaalida
Kampala: Is faham La'aanta Soomaalida

Magaalada Kampala waxaa weli ka socda dadaalo laysugu dayayo in madaxda Soomaalida ay ku heshiiyaan khilaafka siyaasadeed.

Magaalada Kampala waxaa ka socda dadaal xooggan oo la xiriira sidii madaxda Soomaalida ay uga gudbi lahaayeen muranka ku saabsan xilliga kala guurka, ka dib markii uu soo dhammaaday shirkii kooxda xiriirka caalamiga ee Soomaaliya.

Hay'adaha dowladda KMG ah ayaa isku khilaafsan qodobo ay ka mid yihiin, in doorasho la galo iyo in wakhtiga dowladda la kordhiyo.

Beesha Caalamka ayaa qudheedu ku kala aragti duwan arrinta Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG