Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Nuxurka Qoraalkii Jawaari


guddoomiyaha baarlamaanka, Jawaari
guddoomiyaha baarlamaanka, Jawaari

Sahra Cabdi Axmed ayaa waxa ay warbixintan ku eegeysaa nuxurka qoraalka Guddoomiyaha, maxayse tahay aragtida xildhibaannada labada dhinac ee arrinta isku haya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa dhowaan soo saaray qoraal faahfaahinaya sida xal loga gaadhi karo mooshinka ka dhanka Madaxweynaha ee ay soo gudbiyeen xildhibaannada qaarkood iyo dariiqa loo marayo.

Hadalka Guddoomiyaha waxaa markiiba ka falceliyey dhinacyada is khilaafsan ee xildhibaannada oo qaarkood ay mooshinka taageersan yihiin kuwo kalena ay kasoo horjeedaan.

Haddaba muxuu ahaa nuxurka qoraalka Guddoomiyaha, maxayse tahay aragtida xildhibaannada labada dhinac ee arrinta isku haya. Waxaa warbixin inooga diyaariyey soona jeedinaya Sahra Cabdi Axmed.

Warbixinta Sahra
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:37 0:00

XS
SM
MD
LG