Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Olalaha Doorashada ee Obama


Falanqeyn: Olalaha Doorashada ee Obama
Falanqeyn: Olalaha Doorashada ee Obama

Madaxweyne Obama sanadkii 2008-dii wuxuu isticmaalay dhalinyarada, Facebook iyo siyaabo kale, hase yeeshee doorkan muxuu isticmaali doonaa.

Madaxweyne Obama wuxuu si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu xilli labaad madatinimada u tartami doono. Doorashadii 2008-dii madaxweyne Obama wuxuu ololihiisa u isticmaalay kicinta dhalinyarada iyo adeega warbaahinta bulshada ee Facebook. Haddaba madaxweynuhu Muxuu isticmaali doonaa doorakan?

Cabdiraxman Yabarow, Madaxa laantan Af-Soomaaliga ee VOA oo arrimaha Maraykanka aad ugu dhuun daloola ayaa falanqeynaya.

XS
SM
MD
LG