Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doodda Gaaban: Indha-shareerka iyo Canada

Dawladda Canada ayaa dhawaan soo rogtay in dumarka xirta indho shareerka ay furan indho-shareerka markay yimaadaan xafiisyada dowladda, gaar ahaa marka ay ka qeybgalayaan dhaarta qaadashada jinsiyada Canada.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso barnaamijka Doodda Gaaban oo maanta arrintaasi ka hadlaya.

This item is part of
XS
SM
MD
LG