Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Faah faahin la Xiriirta Doorashada

Goobihii codbixinta doorashada madaxtinimada Jabuuti ayaa la soo xiray, waxaana la gudo galay tirinta waraaqaha codadka.

Codbixinta ayaa u dhacday si nabad ah, lamana soo sheegin wax dhibaato ah oo halkaasi ka dhacay.

This item is part of
XS
SM
MD
LG