Saraakiil sare-sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dalka Somalia ay soo foodsaarayso mashaqo xagga cuntada ah taasoo ay ugu wacan abaaro ka jira gobolka geeska Africa. Sida ay sheegeyso Qaramada Midoobay tirada carruurta ee ay nafaqo darridu haysato ayaa meelaha qaar waxay gaartay laba jibaar heerka xaaladda dag dagga ah, iyadoo sicirka cuntada ee sare u kacayna uu keenay in qoysasku ay kala irdhoobaan.
Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso