Wasiirka Gaashaandhiga Somalia ayaa sheegay in Ethiopia uu xiriir ka dhaxeeyo, dal kasta oo kaalmaynaya ay adeegsanayaan.
Wasiirka ayaa arrintan ka sheegay mar uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho, isaga oo dhawaan kasoo laabtay safar uu dalka dibaddiisa ugu maqnaa.
Wareysi iyo warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.