Isku xirrada

War Deg-Deg ah

R/W Gaas oo Booqday Dhaawacyada


R/wasaare C/weli ayaa booqday dhaawacyada qaraxii Tiyaatarka. C/weli wuxuu kale oo la kulmay Bahda Sport-ga oo uu tacsiyeeyey.

C/weli ayaa sheegay in dowladdu ay caafimaad dibedda ah u raadinayso dadka dhaawacyada halista ah qaba ee aan Soomaaliya gudaheeda lagu daaweyn karin.

Kulanka uu R/wasaare C/weli Gaas uu la qaatay bahda Sport-tiga ayuu uga tacsiyeeyey dhimashadii mas'uulliyiintii qeybaha cayaaraha Soomaaliya, wuxuuna u balanqaaday in dowladdu ay ciddii ay ku hesho inay qaraxaasi ka danbeysay ay talaabo adag ka qaadi doonto.

XS
SM
MD
LG